Gurracan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)Wax la gurracay noqosho.
Gurracan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)Wax la gurracay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurracan ↴
bi'i | gurracmid | gurracnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg