gurux
(m.l)1. Isha inteeda kuusan ee baararka ka hooseysa. 2. Dhaqdhaqaaqa isha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurux ↴
guluc [m.dh]
1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.
gulucsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Isha guruxeeda rogrogmasho.
ilgurux [m.l] (-xyo, m.dh)
Isha oo dhan oo aan xididdadu ku jirin.
xirrib [m.dh]
1. Isha guruxeeda iyo sanqaroorka meesha u dhexaysa. 2. Tab; dhagar; xeelad; khatal; siyaasad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg