Site icon Qaamuus

ereyga

Gurxan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon (libaax, ey, iwm).

Gurxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Gurxan samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurxan

gurxamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version