Site icon Qaamuus

ereyga

Guud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Aan gaar ahayn. 2. Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal. 3. Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guud

aadami | aafo | aaho | kaalin | laac | naarsimo | saadaal-cudur | xafiis | yarayn | af |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version