Site icon Qaamuus

ereyga

Guulallow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.

Guulallow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Dhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guulallow

guulalloobid | guulallowsan | guulallowsanaan | guulallowsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version