guulan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guulan ↴
guulmid [m.f.dh]
eeg guulan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg