Guumeys
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nin da'weyn oo aan weli guursan.
Guumeys
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Shimbir ka mid ah shimbiraha habeenkii ugaarsada oo leh madax ballaaran iyo indho waaweyn oo baalal adagi ku xariiranyihiin.
Guumeys
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Gabar inannimo ku weynaatay oo aan la guursan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guumeys ↴
coon | guumeysoobid | guumeysow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg