Site icon Qaamuus

ereyga

Guure

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Socodka habeenkii la socdo. ld guureggal¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guure

jabad | dowr | dowr | gudaal | gudoodi | guricas | guryannoqo | guurayn | guuraysii | guuraysiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version