Site icon Qaamuus

ereyga

Guuri

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Aroos gelbin. 2. (f.g) Qoraal meel kala ku naqilid. 3. (f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guuri

gaadiid | jaanguuri | jaanguurid | jaanguurin | jaanguuris | nabaadguuri | nabaadguurid | nabaadguurin | nabaadguuris | oodrogo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version