Site icon Qaamuus

ereyga

guursi
(m.l)

ld guursasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guursi

godadle [m.l]
1. Nin naaga guursi badan oo xiisaalow ah. 2. Nin labo naag ama ka badan isku kol qab.

guursasho [m.f.dh]
guurso. ld guursad, guursi.

guursimo [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
G. ah: naag ku jirta ayaamihii hore ee guurka.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version