guurso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho. 2. Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guurso ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg