Site icon Qaamuus

ereyga

Haadahaade

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Cayayaan yaryar, caddaan xigeen ah, baalal jilicsan leh oo meseggeda ku dhasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haadahaade


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version