Site icon Qaamuus

ereyga

Haadso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Cid dhibaato haysata darteed uga faa'i ideysasho.

Haadso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Badar buunsho ka saarasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haadso

haadsasho | gelmihaadso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version