Site icon Qaamuus

ereyga

Haandhurwaa

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo quraanyada geeedaha dushooda ka samaysata. dhoondhurwaa, adaahi, haandawaco

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haandhurwaa


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version