Site icon Qaamuus

ereyga

Haaneedso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Hal godlan si loo maalo isbahardaadin. 2. Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haaneedso

haaneedsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version