Site icon Qaamuus

ereyga

Haantaawilif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.

Haantaawilif

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haantaawilif

haantaawilfid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version