Haaraan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo. 2. Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid. haaraamid
Haaraan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)1. Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin. 2. Cid ceebeyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haaraan ↴
haaraamid | caasi | dhaaraan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg