haaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Qof haar u yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haaree ↴
haarayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haaree. haaree
afmiinshaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
afmiishaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
ld afmiinshaaree.
bishaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
U b.: cid, war ay ku faraxdo u sheegid.
maradhaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
ld maradhaari.
miinshaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Miishaar wax ku goyn. ld miishaaree.
miishaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reeysay)
ld miinshaaree.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg