Habaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ciid budo ah oo dabayshu kiciso. 2. H. ah: jimic (xoolo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habaas ↴
xajiin | awaaree | bootaan | budul | cammuud | firo | habaasi | habaasin | hurguf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg