Habarey-maanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld gabarey-maanyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habarey-maanyo ↴
gabarey-maanyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg