Site icon Qaamuus

ereyga

habarticaa
(m.l)

1. Nagaar buruq weyn iyo ubax qurxoon leh. 2. ld habarticay. Shimbir food dheer oo ci'badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habarticaa

habarticay [m.l]
ld habarticaa (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version