habas
(m.l) (-syo, m.dh)Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habas ↴
baysadhabasho [m.f.dh]
eeg baysadhabo. ld baysadhabad.
cagadhabasho [m.f.dh]
eeg cagadhabo. ld cagadhabad.
dhabas [m.l]
Koore duug ah.
dhabas [m.l] (-syo, m.dh)
Wadaan aad u dhammaatay.
dhabasho [m.f.dh]
eeg dhabo. ld dhabad.
dhegadhabasho [m.f.dh]
eeg dhegadhabo. ld dhegadhabad.
doogdhabasho [m.f.dh]
eeg doogdhabo.
fooldhabasho [m.f.dh]
eeg fooldhabo.
gabley [m.dh]
Nooc shimbiraha ka mid ah; habas.
gelmidhabasho [m.f.dh]
eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi- dhabash.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg