Habay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya. 2. ld habyid. ld habayo.
Habay
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-byay, -bayday; -byi)Weel dareere lagu shubay sii dayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habay ↴
jaangooyo | naatariyam-haydaroogsaydh | taallatiriyaad | tacliin | caddo | dabaal | dhabayn | dhabayoco | dhayogsi-rayboniyuuglig | dhismo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg