habbiso
(m.dh)Culays mar mar dadka fuula oo fahmada iyo waxqabadka ka qaada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habbiso ↴
wahab [m.l]
1. Qabow qoyaan reeba oo habeenkii soo dhaca; dheel; nadwad. 2. Culays qof hurda fuula oo uu la kici waayo; habbiso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg