Habboon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax hagaagsan ahaansho. 2. Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho. ld habban.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habboon ↴
daabax | faambi | faambi | kaalsiyam | rabbaysan | rabbaysan | rabbayso | rabbee | xadgudub | abbaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg