Site icon Qaamuus

ereyga

Habdhis-tobanle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo ..., m.dh)

(xis.) Habdhis tiro ee ku salaysan tirada toban. Tirooyinka waxaa lagu muujiyaa godadka 0, 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, iyo 9 oo qiimahoodu ku xiran yahay hadba rugta ay yaalliin (eeg sal tiro).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habdhis-tobanle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version