Habdhiska dareen-iswada
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Qaybta dareenwadka dhexe ee lafdha-barleyda taas oo ka qaada guyooyinka dareenwade qaabilayaasha, geysana miiq-yada muruqyada sisiban ee wadnaha, dheefmareenka iyo organnada kale ee gudaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habdhiska dareen-iswada ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg