habeedi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Isku h.: geel kaadi isku daadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habeedi ↴
habeedin [m.f.dh]
eeg habeedi. ld habeedis.
habeedis [m.l]
ld habeedin.
haylaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax shuban isku habeediyey noqosho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg