Habeeno
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Iin araggu yeesho oo si fiican habeenkii aan wax loo arag. ld habeeniso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habeeno ↴
habeeniso | indhahabeeno |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg