Hadalbadi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dabeecad qof leeyahay oo ah in uu had iyo jeer sheego hadal tiro badan oo aan loo baahnayn. ld hadalbadni.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadalbadi ↴
hadalbadni |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg