Hadar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dray, -dartay; -dri)1. Qof jirran ama waalan hadal aan micno lahayn ku hadlid. 2. Wax runta ka fog ku faanid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadar ↴
hadrid | indhadaraandar | indhadaraandar | indhadaraandarid | khadar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg