Site icon Qaamuus

ereyga

Haddid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld haddidid.

Haddid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cid cabsi gelin. ld handad².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haddid

gooddi | haddidaad | haddidid | handad | handadaad | handadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version