Site icon Qaamuus

ereyga

Haddii

Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:

1. Erey lagu xiriiriyo weer shardiley ama waqtiley ah. Tus. “Haddii aad dersiga akhrin lahayd, imtixaanka waad ku gudbi lahayd”, “Haddii Warsame yimaado, farriintayda gaarsii”. 2. H. kale: haddii sidaas aysan noqon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haddii

waabaayo | gaalis | haalbeeg | kaalandar | qaanso | saamiggal | ugu hooseeye | wadaamagooye | abyin | alkohooliisam |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version