Hadeec
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec¹.
Hadeec
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadeec ↴
hadeecid | hudeec | hudeec | hudeecid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg