Site icon Qaamuus

ereyga

Haf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.

Haf

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Cod lagu muujiyo hafidda.

Haf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Cunto boobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haf

birdhaf | cid | dabaal | dadliq | dhaf | dhafaag | dhafaaq | dhafan | dhafan | dhafandhaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version