Haftibbax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax¹.
Haftibbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haftibbax ↴
haftabbax | haftabbax | haftibixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg