Site icon Qaamuus

ereyga

Hag

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Cod lagu isticmaalo in dameer socodsiiyo; yalla.

Hag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Qof indho la'hoggaamin.
ku/igu dhagan*

ka hadlaya qof ama wax  siiba si qosol ahaan ah. ka maadaysi.    Dirisle ayaa maanta ku dhagan daawasho cusub oo Cali soo dhigay Youtube-ka. Dirisle ayaa ku dhagan daawashada aan soo dhigay kanaalkeyga.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hag

maamuusiyad | saabuun | saalaxweeto | saari | tacab | uufannays | uurdhagax | uurdhagaxoobid | uurdhagaxow | waagii dhagaxa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version