Site icon Qaamuus

ereyga

Hagaas

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. H. ah: xumaanshaha korriimada hore ee ubadka nafleyda. 2. ld hagaasid.

Hagaas

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Nafley aan korriimo fiican helin noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hagaas

gulaan | hagaasi | hagaasid | hagaasin | jidhi | raboosh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version