Hagag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Inkiridda laysku inkiro wax laysku ogaa.
Hagag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Wax laysku ogaa inkirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hagag ↴
akeekan | akeekan | cilaaq | cilaaqtan | cilaaqtan | hagagid | jiriibban | jiriibban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg