Site icon Qaamuus

ereyga

Hakis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld hakin.

Hakis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Summad: X. Dhalanka mareeg leh saagin ama madhxin oo wadajir ahaan caabbiga mareegta kula dhaliya xayir. Hakiska waxaa lagu cabbiraa oom.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hakis

cadgo' | cadgo' | hakin | shakisan | shakisnaan | shakisnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version