Site icon Qaamuus

ereyga

Hal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow. Tus. “Wuxuu dhalay hal wiil iyo hal gabar”. 2. Eray; hadal. 3. H. ah: Wax isku duuban ama wada jira. Tus. “Annagu hal baynu nahay”. 4. Meel; xag. Tus. “Halkan dhig: meeshan dhig”.

Hal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Neef geel dhedig ah oo curtay.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Nin seexday siciisa dibi dhalay*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Halable*

Nooc libaaxa ka mida


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hal

aafeysan | baa | ibagorayo | da' | ubbo-ubax | daabacaad | saab | haad | baabbaca-caleen | caabuq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version