Halaagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)Wax baaba'ay noqosho. ld halligan¹.
Halaagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Wax baaba'ay ahaansho. ld halligan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaagan ↴
halaagmid | halaagnaan | halligan | halligan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg