Halaanhal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hadal been ah oo cid lagu beerdulucsanayo. 2.Hees jiib leh, aan jaan lahayn oo wiglada la bah ah.
Halaanhal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)1. Hadal been ah cid ku beerdulucsasho. 2. Halaanhal tirin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaanhal ↴
halaanhali | halaanhalid | halaanhalin | halaanhalis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg