Halaaqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Kala qaadidda qof kala qaado afka hurdo ama daal awgiis; hamaansasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halaaqo ↴
halaaqoo | halaaqood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg