Site icon Qaamuus

ereyga

Halalac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld halalicid.

Halalac

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

H. dheh: cod lagu muujiyo dhaldhalaal.

Halalac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lici)

Wax dhaldhalaalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halalac

halalaco | halalicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version