Site icon Qaamuus

ereyga

Halbowle-buufiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal ..., m.l/dh)

(c.nafl.) Halbowlaha ugu weyn ee dhiigga gaadhsiiya madaxa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga halbowle-buufiye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version