halhee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-heeyay, -haysay)Mar kasta wax ama qof ka hadlid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halhee ↴
halhayn [m.f.dh]
eeg halhee. ld halhays.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg