Site icon Qaamuus

ereyga

hallayn
(m.f.dh)

eeg hallee. ld hallays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hallayn

dabaxir [m.l]
Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.

dhaado [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
1. (f.g) Dhaad ka xirasho (neef). 2. (f.g) Gabar doonid. 3. (f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.

hallays [m.l]
ld hallayn.

hantihur [m.l]
Hanti isku hallayn loo qaato iyadoo aan la isa siin.

hantihur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ku hantihur: Hanti aan la isa siin si isku hallayn ah u qaadasho.

tawakal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Ilaah si buuxda isugu hallayn (qof).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version