Site icon Qaamuus

ereyga

Hamaan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Nin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld haamaan.

Hamaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hamaan

haamaan | haamanad | halaaqo | halaaqoo | hamaanid | hamaansad | hamaansasho | hamaansi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version