Site icon Qaamuus

ereyga

Hambaabir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Hurdo degdeg uga soo boodid; baraarugid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hambaabir

hambaabirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version